DHAGEYSO:-Faah Faahin Dil Ka Dhacay Degmada Yaaqshiid

0

Wararka aynu ka heleyno Xaafada Juungal ee Degmada Yaaqshiid ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dil loo geystay Nin watay Dharka Ciidanka Dowladda Soomaaliya ka dib markii uu ka shakiyay Nin u socday Salaadda Jimcaha isla markaana ay is weedaar-sadeen Rasaas Ninkii uu ka shakiyay, Waxaana goobta yimid kooxo hubeysan oo dilay Askarigii Watay Dareeska Ciidamada Dwoladda.