DHAGEYSO:-Gudoomiyaha Degmada Dayniile Oo Ka Hadlay Muranada Dhulka Ee Ka Jira Degmadaas

0

Gudoomiyaha degmada Dayniile ee gobalka Banaadir Maxamed Abuukar Jacfar ayaa faah-faahin ka bixiyay muranada dhinaca dhulka ee ka jira degmada uu maamulo,Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay aad ugu badanyihiin dacwadaha muucaas ah isla markaana ay ku guuleysteen intooda badan halka kuwa kalana ay gacanta ku hayaan.