DHAGEYSO+SAWIRO:- Ardayda jaamacada Daaha oo so dhaweyeey Ugaas Cabdiraxmaan

0

Ardeyda Jaamacadda DAHA ee magaaladda Caabudwaaq ayaa soo dhaweeyay Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Siraaji oo loo doortay Ugaaska Beesha Sade ee Galgaduud.

so dhaweynta ayaa ahayd mid Ardaydu ugaasku kuso dhaweynayeen,iyago goobta ka sheegay waxyaabaha uu caanku ku yahay Ugaas Cabdiraxmaan.

class=”alignnone size-full wp-image-333457″ />Warbixinta Ardeyda Jaamacadda Daha oo soo dhaweeyay Ugaas Cabdiraxmaan