DHAGEYSO:-Jubbaland Oo Shaacisay Cabasho Ay U Soo Gudbiyeen dadka ku sugan goobaha ay shabaab maamulaan

0

Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay cabasho ay sheegeen inay mar walba u soo gudbiyaan dadka ku sugan deegaanada ay Maamulaan Al-Shabaab ee Gobolada Maamulka Jubbaland.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Jubbaland Cali Ibraahim Xuseen ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhibaato ku hayaan dadka ku nool deegaanada ay maamulaan,isla markaana ay cabasho soo gaarsiiyeen,sida uu hadalka u dhigay.