DHAGEYSO:-Wafdi Ka Socda DFS Oo Gaaray Magaalada Baraawe

0

Wasiiro ka tirsan XFS ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baraawe ee xarunta maamulka K/Galbeed Soomaaliya.

Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah wasiirka gargaarka, wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada iyo wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.

Hoos ka dhageyso codka Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre