DHAGEYSO:-Hogaamiye ku xigeenka Jubbaland oo ka hadlay Xaaladaha ka jira Deegaanada Maamulkaasi

0

Hogaamiye ku xigeenka Maamul Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa  ka hadlay arrimo dhowro ah oo ay ka mid yihiin Amni darrada ka jirta deegaanada Maamulka Jubbaland iyo xaaladda Bini aadannimo ee ka jirta deegaanada Maamulkaasi.

Hoos ka dhageyso waraysiga maxamuud sayid aadan