DHAGEYSO:-Degmooyinka Hir-Shabeelle Ay Ka Baxayaan Ciidamada AMISOM Oo La Shaaciyay

0

Dhawaan ayaa la qorsheeyay in Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM inay ka baxaan deegaano ka tirsan Mamulka Hir-Shabeelle sigaar ah ciidamada Burundi.

Deegaanada ay ka baxayaan Ciidamadaas ayaa waxa ay ka tirsan yihiin  Gobolka Shabeellaha dhexe,sida uu sheegay Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Cabduqaadir Aadan Jeelle.