Akhriso:-Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Markale Gole Wasiiro Cusub Magacaabay

0

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta isbedel ku sameeyay Wasaarada Biyaha iyo Macdanta ee Hirshabeelle.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa Wasiirka Wasaarada Biyaha iyo Macdanta Hirshabeelle loogu magacaabay in uu noqdo Xildhibaan Shuceyb Cabdixakiim Muuse,waxaana Wasiir kuxigeenka loo magacaabay Xildhibaan Cabdiladiif Maxamed Xaaji Cabdi.