Akhriso:-Maareeyihii Garoonka Diyaaradaha Jowhar Oo Xilka Qaadis Lagu Sameeyay

0

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa xilkii looga qaaday Maareeyihii Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar Ibraahim Maxamed Cali,iyadoona mid cusub lagu magacaabay.

Maareeyaha cusub ee Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ayaa waxaa loo magacaabay in uu noqdo Mukhtaar Abuukar Macalin ( Mukhtaar Raabit ),kaasi oo bedelada Maareeyihii hore ee Garoonkaasi Ibraahim Maxamed Cali.