DHAGEYSO:- Qoyska Wil yar oo Miino kula qaraxday Balanbale oo Fariin DFS u diray

0

Dayax Mahad Daahir Xirsi oo ah Wiil yar oo da’diisu tahay 10 Sano jir
ayaa ku dhaawacmey Miino uu ku ciyaarayay degmadda Balanballe ee
gobalka Galgaduud Wiilkaan yar ayaa la sheegay in hadda xaaladdiisa
Caafimaad lagu dabiibayo Isbitaalka Balanballe

Rujaal Axmed Maxamed oo kamid ah aqoon-yahanka Balanballe oo waraysi
siiyayAllgalgaduud ayaa ka hadlay sida miinada ay ugu qaraxdey Wiilka

Rujaal ayaa dhanka kale Dowladda Federaalka Soomaaliya,Maamulka
Galmudug iyo Hay’addaha ku shaqada leh Miino Baarista ugu baaqay in ay
Balanballe ka nadiifiyaan haraadiga aaladaha qarxa oo marara badan
saameyn ku yeeshey Dadka iyo Duunyada.Waraysiga Rujaal Axmed Maxamed