DHAGEYSO:-Madaxweyne Farmaajo”Waxaa Jira Saraakiil Lagu Dalacsiiyay Hab Siyaasadeed”

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay hanaanka loo maro dalacsiinta Saraakiisha Ciidamada oo mararka qaar dhaliilo waaweyn laga keeno.

Waxa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo  in horay u jirtay  in xilliyada qaar Xildhibaano ka faa’iideysanaya xaalada adag ee Siyaasadeed ee markaas taagan in ay keensadaan askarta iyo saraakiisha ay rabaan in darajooyin loo xiro si ay culeska siyaasadeed u yareeyaan.