DHAGEYSO:-Abaaro laga digayo in ay ku dhuftaan Puntland

0

Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka ee maamulka  Puntland ayaa waxay sheegtay in ay abaar adag kusoo wajahantahay Puntland.

Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka dabiiciga ah ee Puntland Cabdulaahi Xaashi Cayrow  ayaa sheegay in Roobkii dayrtu uusan si wanaagsan uga di’in Puntland.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in sanadkan ay ka digayan in abaaro daran ay ku dhuftaan deegaano ka tirsan Maamulka puntland.