DHEGAYSO:- Hooyo Codsatay in laga caawiyo Cafimaadka wilkeeda oo Libya ku xanuunsan

0

Hooyo maymuun cali cabdiraxmaan oo kunool bosaaso ayaa codsatay in laga caawiyo wilkeda oo 1 sano ku xanuunsan dalka Libya,iyado sheegtay inaysan awoodin inay bixiso dawooyinka ku baxaya cabdulaahi nur oo ah wilkeeda oo 16 sano jir ah .

Hooyadan oo xili barqo ah gurigeeda an ku booqonay iyado markaas karinaysa kaluun ay nolol malmeedka uga raadiso caruurteeda ayaa ku bilowday.