Akhriso:-Isku-Shaandheyn Lagu Sameeyayn Golaha Wasiirada Hirshabelle

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta markale waxa uu isku-Shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada.

Waare ayaa sameeyay Magacaabista 5 Wasiir 6 Wasiir ku xigeen iyo 5 Wasiiru dowlayaal,kuwaas oo dhamaantood ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Hir-Shabeelle.