Akhriso:-DFS oo yeertay in ay dalka ku soo laabtaan Diblomaasiyiinta Qunsuliyadda Soomaaliya ee Jiddaha.

0

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Wasiirka wasaarada arimaha dibada xukuumada Soomaaliya Axmed Ciise  Cawad ayaa waxaa lagu amaray  in dhamaan diblomaasiyiinta iyo u qeybsamayaasha qunsuliyada  guud ee  safaarada soomaaliya ay ku leeyahay magaalada Jidaha in ay si deg deg ah dalka ugu soo laabtaan.

Qoraalka Wasaarada arimaha  dibada xukumada soomaaliya ka soo baxay  ayaa waxaa  muddo 30 beri ah loogu qabtay  diblomaasiyinta iyo qeybsamayaasha qunsuliyada  guud ee soomaaliya ay ku leeyahay magaalada jidaha ee dalka sucuudiga