DHEGAYSO:- Gole Wasiiro Nooce ah ayaa laga filan karra Madaxwenaha Puntland

0

Mudadii uu qabsaday Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni oo 1 maalin ka hartay iyo Gole wasiiro oo laga sugayo.

Iyadoo 1 maalin ay ka harsantahay 14kii cisho ee Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni uu ka codsaday baarlamaanka inay ugu daraan waqtiga uu kusoo magacaabayo golihiisa wasiiradda ayaa shacabka Puntland waxaa ay ka sugayaan inuu ku dhawaaqo gole wasiiro.

hadaba gole nooce ah ayaa laga sugayaa madaxweynaha Puntland inuu soo magacaabo Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Udad Siyaasi Siciid Faarax Sanweyne ayaa ka hadlaya arimahaas.