DHAGEYSO:-Ciidamada Kenya Oo Weli Burburin Ku Haya Xarumaha Shirkada Hormuud

0

Korneyl Aadan Rufle oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda ee gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay ciidanka Kenya in ay wadaan dhaq dhaqaaqyo xoogan oo ay ku doonayaan in markale ay ku burburiyaan xarumaha shirkadda isgaarsiinta Hormuuud ee ku yaalla koonfurta Soomaaliya.

Aadan Rufle ayaa tilmaamay in ay heleen xog ku aadan qorshe ciidamada Kenya ay ku burburinayaan xarumo hor leh oo ay leedahay shirkaddaasi.