DHAGEYSO:-Al Shabaab oo sheegtay masuuliyadda dilka madaxii DP World ee Boosaaso

0

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay toogasho saaka ka dhacday Dekeda Boosaaso, kaasoo lagu dilay Madaxii Mashruucda DP World ee Dekeda Boosaaso.

Afhayeenka howlgalada Al-Shabaab C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay inay dileen ninkii madaxda ka ahaa DP World ee Dekeda Boosaaso.