DHAGEYSO:-Aabaha dhalay wiilka Soomaaliyeed ee guusha usoo hoyay xulka qaranka Qatar Oo Warbaahinta Siiyay Waraysi Xiiso badan

0

Aabaha dhalay Laacibka dalka Qatar ee Akram Cafiif oo qeyb weyn ka qaatay guushii xulka dalkaasi ee koobka Aisa ayaa faahfaahin ka bixiyey taariikhdiisa iyo guusha uu gaaray wilkiisa.

Akram ayaa suurageliyey in Xulka kubadda cagta dalka Qatar ay markii ugu horreysay ku guuleystaan Koobka Qaramada Asia kaddib marki ay 3-1 uga badiyeen dhiggooda Japan oo ay isugu soo hareen ciyaartii fiinaalka, waxaana wacdaro ka muujiyey Akram Cafiif.