DEG DEG:- Maamulihii Dekadda Boosaaso ee DP Word oo Gordhow la dilay

0

Paul Anthony Fermosa oo ahaa Maamulihi DP World ee dekedda Boosaso ayaa gordhawyd Xafiiskiisa lagu dilay ,waxaana dilay Kaluumaystadda Gobalka Bari,siday u xaqiijiyeen saraakil ciidan oo an la xiriiray.

Mid kamid ah Kaluumaystadda oo ka Caraysna amar uu shalay Bixiyeey Paul Anthony Fermosa oo lagu joojiyeey kaluunka ayaa keentay in lagu dilo xafiiskiisa Paul .

Ninka dilay Paul ayaa dhaawac ah

Wixii kuso kordha lasoco