DHAGEYSO:-Wasiir Ka Tirsanaa Maamulka Hir-shabeelle oo Iscasilay

0

Wararka ka imaanaya Magaaladda Jowhar ee Caasimadda Hir-shabeelle ayaa ku waramaya in Wasiir ka tirsanaa Maamulka uu ku dhawaaqay in uu Iscasilay.

Wasiiru-Dowlihii Wasaaradda Kaluumeysiga Hirshabeelle Cabdirashiid Cabdixakiin Warsame ayaa Magaalada Jowhar uga dhawaaqay in uu iscasilay.

Waxa uu sheegay in uusan ku qancin xilka uu u magacaabay Madaxweynaha Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare ee Wasaaradda Kaluumeysiga Hirshabeelle.