DHAGEYSO:-Holwgalo ka socda degmada baardheere

0

Ka dib markii shalay uu qarax ka dhacay degmada baardheere ee gobolka gedo ayaa saaka waxaa halkaas ka socda howlgalo ay wadaan ciidamada dowladda si loo xaqiijiyo amaanka magaalada.

mid ka mid ah saraakiisha CXD ee gobolkaas ka howlgala ayaa warbaahinta u sheegay in saaka xili hore ay bilaabeen howlgalo isoogu jira miino baaris iyo rag la tukunsan yahay in ay wax ka soo abaabuleen qaraxyadii shalay dhacay