DHAGEYSO:-Amaro Culus oo Laga Soo Saaray Hubka Lagu Haysto Guryaha Muqdisho

0

Xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa amaro culus kasoo saartay hubka ay leeyihiin Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu haysto guryaha ku yaala Magaaladda Muqdisho.

Gaashaanle sare cabdullaahi buule kamey oo ah xeer ilaaliyaha guud ee ciidamadda qalabka sida oo warbaahinta kula haday muqdisho ayaa sheegay in Xafiiska uu talaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doono dadka hubka ku haysta Guryaha Magaaladda.