DHAGEYSO:-Madaxweyihii hore ee Puntland C/wali Gaas oo ka duulay Garoowe dardaarana reebay

0

Madaxweyihii hore ee Puntland C/wali maxamed cali Gaas ayaa ka duulay Garoowe wuxuuna dardaarana adag u reebay wasiiradii la soo shaqeeyay iyo shacabka puntland.