DHAGEYSO:-Gudoomiye ku xigeenka gobolka Sh.hoose oo eedeymo culus loo jeediyay

0

Mahdi Axmed Xasan waa gudoomiye ku xigeenka dhanka amaanka ee degmada Afgooye, waxa uu eedemo culus u jeediyay gudoomiye ku xigeenka Dhanka maaliyada ee gobolka Shabeelada Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle.

Gudoomiye Mahdi ayaa sheegay in gudoomiye ku xigeenka dhanka maaliyada ee Gobolka Shabeelada Hoose uu gabay shaqadii loo igmaday taasi bedelkeedana uu ku mashquulsanyahay oogida dagaal beeleed.