DHAGEYSO:-Askar Ka Tirsanaa Ciidanka Kenya Oo Lagu Dilay J/Hoose

0

Sida lagu baahiyay boggaga Internet-ka ee Al Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in ay dileen  illaa 10 Qof oo isugu jiray Dhaqaatiira iyo Askari ka tirsanaa Ciidamo Kenyaan ah oo dhawaan ka soo gudubay xadka Soomaaliya iyo Kenya.

Al Shabaab ayaa warkan ku sheegay in qarax Miino ay ku dileen Askartaasi, xilli ay marayeen inta u dhexeysa degmada Afmadow iyo deegaanka Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose.

Sidoo kale Al Shabaab waxa ay sheegeen in ay gubeen labo ka mid ah Gaadiidka ay wateen Ciidamadaasi, sida ay hadalka u dhigeen.