Barafasoor C/raxmaan Baadiyo oo ka qayb galay kulana looga hadlaayay Nidaamka Fadaraalka ,Fursadaha iyo Caqadaha , waxaana kulanka soo qaban qaabisay Jaamacada Barifa Afrika garoowe gaar ahaan qaybta culuumta siyaasada .
Home Dhacdooyinka Todobaadka DHAGEYSO:- Prof Cabdiraxmaan Baadiyow oo si kulul uga hadlay Nidaamka 4.5