DHAGEYSO:-Hogaamiyaha Jubbaland”DFS kuma caasineyno, isbedal hala timaado kahor shirka Garowe

0

Hogaamiyaha maamulka Jubaland, Axmed Madoobe, oo dib ugu laabtay magaalada kismaayo ayaa fahfaahin ka bixiyay kulamadii ka dhacay magaalada Garowe oo ay la yeesheen Madaxweynaha JFS Mudane maxamed cabdulaahi farmaajo kuwaas oo si guul ah ku soo dhamaaday.