SAWIRRO:-Dowlada Qatar Oo Taageero Cusub U Balan Qaaday Soomaaliya

0

Dowladda Qatar ayaa ka mid ah dowladaha Taageera Soomaaliya,waxaana dhawaan dalkaasi safar ku tegay wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (amar-dambe),isaga oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dalkaas.

Wasiir amar danbe ayaa sheegay in dowladda Qatar ay dowladda Federaalka Soomaaliya balan qaad Cusub u sameysay kaas oo ku aadan dhinaca Ciidamada.