DHAGEYSO:-Shacabka Muqdisho Oo Aragti Ka Bixiyay Hadal ka soo baxay madaxweyne Museveni

0

Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan M/ Muqdisho ayaa aragti ka bixiyay hadal gaf ku ah DFS oo ka soo yeeray Madaxweynaha daka Uganda Yoweri Museveni, kaas oo ku aadanaa in Soomaaliya aysan lahayn dowlad jirta.

Shacabka muqdisho ku nool ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay warkaasi, waxaana ay ugu baaqeen DFS in ay ka jawaabto.