DHAGEYSO:-Maamulka Degmada Balcad Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaal Degmada Ka Dhacay

0

Guddoomiyaha Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe Qaasim Cali Nuur Furdug ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay degmada Balcad.

Waxa uu sheegay guddoomiyaha in maleeshiyaadkaas ay yihiin kuwo ku doodaya in maamulka dhinaca Maaliyadda laga badsaday,isla markaan ay bilaabeen dagaal.