DHAGEYSO:-Shacabka Garoowe Oo Fariin u Diray Madaxweyne Dani

0

Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa ka hadlay waxyaabaha xilligan looga fadhiyo inuu sameeyo madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland, Saciid C/laahi Dani.

Waxa ay dadkan qaarkood sheegeen in madaxweynaha ay ka doonayaan inuu degdeg ku fuliyo dhammaan ballanqaadyadiisa.