Akhriso:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Magacaabis Sameeyay

0

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxaa lagu magacaabay Lataliyaha sare ee dhinaca Warbahinta ee Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Lataliyaha sare ee dhinaca Warbahinta ee Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxaa loo magacaabay in uu noqdo Liibaan Maxamed Xuseen.