DHAGEYSO:-Kulan Looga Hadlay Amniga Oo Ka Dhacay Baraawe

0

Cabdifitaax Maxamed Nuur, gudoomiyaha degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa fahfaahin ka bixiyay kulan looga hadlay amniga oo ka qabsoomay degmadaasi

Kulankaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay madax ka tirsan maamul goboleedka Koonfur Galbeed iyo saraakiisha ciidamada AMISOM, waxaana diirada lagu saari sidii loo adkayn lahaa nabad-gelyada.