DHAGEYSO:- Galmudug oo dagaalkii Ugu Cusla la galaysa alshabaab

0

Xafiiska warfaafinta madaxa xukumada galmudug ayaa faah faahin kabixiyey Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo mal mihii dabe kasocday gobolka .

Waxaa sidoo kale lagu beeniyey wax qilaaf inuusan deeganka kajirin haba yaraadee
Ugu danbeyn waxaa loga hadlay tababar loofuray ciidamo kale lagana furay Balihowd dhuusamreb iyo qaybo kale oo hiiran ah.