DHAGEYSO:- Waxgaradka degmadda Towfiiq oo cabasho gudbiyeey

0

Odayaasha iyo waxgaradka degmadda Towfiiq ee gobalka Mudug oo xiriir lasoo sameyeey Allgalgaduud ayaa sheegay inay ka cabanayaan wax qabad la’aan iyo degmadda oo an haysan goobo waxbarasho iyo mid caafimaadba,

Xukumadda cusub ee madaxweyne siciid cabdulaahi deni ayay u direen fariin u aadan in degmadooda ilgaar ah lagu eego lagana caawiyo baahiya ay ka cabanayaan.