DAAWO: Weerarkii Al Shabaa ay ku qaadeen Hoteel ku yaalla Kenya

0

Warar dheeraad ayaa ka soo baxaya weerar xoogaga Al Shabaab ay gelinkii dambe ee maanta ay ku qaadeen hoteel ku yaalla Magaalada Nairobi.