DHAGEYSO:-Wadayaasha Mootooyinka Bajaajta garoowe Oo Cabanaya

0

Darawallada kaxeeya mootooyinka Bajaajta ee ka shaqeeya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa cabasho ballaaran ka muujiyey lacago dheeraad ah oo lagu soo rogay.

Qaarkood waxa ay sheegeen in lagu soo rogay hadda bishii iney bixiyaan lacag dhan 10 doolarka Maraykanka ah, taasi oo aan ahayn canshuurtii laga qaadi jiray.