DHAGEYSO:- Hooyo Somaliyeed oo Gabay u tirisay Madaxda Somaalida

0

Amiino Abshir Jildhe oo kamid ah Hoyooyinka Somaliyeed ee kunool Puntland gaar ahaan Degmadda cagaaran ee gobalka Mudug ayaa Gabar kaga haddashay Xaaladda dalka.

Gabaygan ayaa la magaca Baxay Wacdi waxaana Gabaygan looga hadlay Madaxda Somaalida iyo shacabka .