DHAGEYSO:-Xildhibaan ka tirsanaa Maamulka Galmudug oo xalay ku geeriyooday Magaalada Nairobi

0

Xildhibaan ka tirsan Maamulka Galmudug oo ka tacsiiyay Dhimasho ku timid Mid kamid ah Xildhibaanada Maamulkaasi, Marxuumka Geeriyooday ayaa la sheegayaa in uu ku geeriyooday Magaalada Nairobi. Magaciisa ayaa lagu sheegay Xildhibaanka geeriyooday Xasan maxamed Axmed Caarad.