DHAGEYSO:- Musharrax Enow oo Musharrax Kale u Tanaasulay

0

Musharax Saadiq Eenow oo ka mid ahaa musharixiinta Madaxweynaha Puntland ayaa Maanta ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay u tartamida xilka Madaxweynaha Puntland doorashada dhawaan ka dhaceysa Magalada Garoowe.

Musharax Saadaq eenow oo Shir jaraa’id ku qabtay Magalada Garoowe ayaa sheegay inuu u tanaasulay musharax Cali Ciise Cabdi oo maalmo kahor ku dhawaaqay inuu doorashada ka qaybgalayo.