Akhriso:-Taliye Boolis oo lagu dilay Muqdisho

0

Koox hubeysan ayaa Saakay waxaa ay Magaalada Muqdisho ku dileenTaliyaha saldhigga ee degmada warta-nabadda ee Gobalka Banaadir.

Taliyaha la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray  Macalim Daahir, waxaa uuna dilka ka dhacay meel u dhow saldhiga degmada Warta Nabada.

Kooxda dilka geysatay ayaa goobta ka baxsaday.

Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa tagay goobta uu dilka ka dhacay.