DHAGEYSO:- Xildhibaan Cali Xoosh”Puntland Waqooyiga Kuuriye Ma Ahan Mana Aqbalayno In Wasiirada Federaalka…

0

Xildhibaan Cali Yuusuf Cali Xoosh oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa si kulul uga soo horjeestay Go’aankii kasoo baxay Madaxda Puntland ee Xubnaha Dowladda Federaalka looga mamnuucay inay tagaan Puntland inta ay socoto doorashada.

Kadib booqasho ay ku tageen Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacbaka ayuu Cali Yuusuf Cali Xoosh sheegay in Puntland ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka mid tahay,isla markaana Warka ka soo baxay Madaxda Puntland uu yahay mid sharicdaro ah.

“waxaan aad uga xunahay oo aan suurtageli doonin oo dhaqan cuusb oo aan yeeli doonin.Erayga Cusub oo ah Wasiirada Puntland ma imaan karaan,halkaan Wwaqooyiga Kuuriya maahan oo xir xirneyd,qof kasta oo muwaadin ah inuu yimaado ayuu xaq u leeyahay mana jirto cid awood u yeelan karta.

Halkan kadaawo