DHAGEYSO:-Afhayeenkii Wasaaradda Amniga Jubbaland Oo Ka Horyimid Xilka Qaadis Lagu Sameeyay

0

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdi Rashiid Xasan Cabdi Nuur Janan ayaa xalay xilkii waxaa looga qaaday Afhayeenkii Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Siciid Joogsade,iyadoona mid cusub lagu magacaabay.

Afhayeenkii Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Siciid Joogsade ayaa ka soo horjeestay xilka qaadistaas,waxa uuna sheegay in aan lagu wargelin,isla markaana uu ku arkay Baraha Bulshada.