Akhriso:-Liiska & Magacyada Barlamaanka Cusub ee Puntland oo la shaaciyay

0

Gudiga ansixinta barlamaanka iyo xallinta khilaafaadka Puntland ayaa goor dhoweyd Garoowe kaga dhawaaqay liiska cusub ee xildhibaanada barlamaanka Puntland ay yeelan doonto