DHAGEYSO:-Cabdiraxmaan Faroole oo Soo Bandhigay Wadahadal Dhexmaray Gaas & Farmaajo

0

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa weerar culus ku qaaday madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Faroole ayaa soo bandhigay sir ku aadan wada hadal uu sheegay inuu dhexmaray gudoomiyihii hore ee gudiga ansixinta barlamaanka Puntland ee doorashadii 2014 iyo madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Hoos ka dhageyso shirka ja’aid ee senator faroole garoowe ku qabtay