DHAGEYSO:-Baaq Nabadeed Oo Ku Socda Bulshada Soomaaliyeed

0

Imaam Cumar Abshir oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan dadaallada looga hortagayo colaad Beeleedyada ka taagan qaar ka mid ah gobollada dalka.

Sidoo kale Imaamka ayaa u digay dadka wararka qaldan ku baahinaya baraha bulshada ee Internet-ka, kuwaas oo uu tilmaamay in ay sii hurinayaan colaadaasi.

Sidoo kale waxa uu ka dalbaday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay wax ka qabato, kana hortagto xiisadahaasi.