DHAGEYSO:- Fananada Deeqo Afra oo Raali galin Bixisay Sabab?

0

Maalmahan waxaa bogagga bulshada ee Soomaalidu ay isticmaasho ku badnaa hadal heynta hees cusub oo ay sameeysay fanaanad da’yar oo la yiraahdo Deeqa Adan Muuse (Deeqo Afra) oo deggan dalka Iswiidhan.

Heestaasi oo ay la jileyso gabadaas Soomaaliyeed waxaa iyada oo muuqaal ah la soo geliyay bogga Youtube.