DHAGEYSO:-Waxgaradka & Culimada Soomaaliyeed ee Gobolka Mudug oo ku Baaqay in la joojiyo dagaalka deegannada xadka Soomaaliya iyo Itoobiya

0

Waxgaradka & Culimada Soomaaliyeed ee Gobolka Mudug ayaa ku Baaqay in la joojiyo dagaalka u dhexeysa Beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegannada xadka Soomaaliya iyo Itoobiya.

Hoos ka dhageyso baaqa