DHAGEYSO:-Shaqaalaha iyo masuuliyiinta Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda oo ka qeybqaatay barnaamijka isxilqaan ee lagu dhisayo Tiyaatarka iyo madxafka qaranka

0

Shaqaalaha iyo masuuliyiinta Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda oo ka qeybqaatay barnaamijka isxilqaan ee lagu dhisayo Tiyaatarka iyo madxafka qaranka oo horay ay ugu dhawaaqeen madaxda dalka ugu sareeysa.